Madaxweyne Laftagareen oo Guddoomiyaal cusub u magacaabay Gobolada Baay iyo Bakool

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyaal cusub loogu magacaabay gobolada Baay iyo Bakool. Madaxweyne Laftagareen ayaa u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Bakool Maxamed Cabdi Maxamed (Tall) halka ku xigeenkiisa Amniga & siyaasadda isna loo magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur (Snike). Wareegtada kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Koonfur … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo Guddoomiyaal cusub u magacaabay Gobolada Baay iyo Bakool